Dowlad Afrikaan ah oo digniin adag u jeedisay Shirkadda dayuuradaha British Airweys (Daawo Sawirro)

Wasiirka duulista hawada ee Ghana haweeneyda la yiraahdo Cecelia Dapaah ayaa uga digtay shirkadda dayaaradaha ee British Airways inay wajihi karto mamnuucid, ka dib markii mid ka mid ah dayuuradaheeda lagu arkay Kutaan ama dhilqe Wargays ka soo baxa dalka Britain ayaa qoray in mid ka mid ah diyaaradaha shirkadda British Airways oo duulimaad ku … Continue reading Dowlad Afrikaan ah oo digniin adag u jeedisay Shirkadda dayuuradaha British Airweys (Daawo Sawirro)